(Akhriso) Somaliland oo war kulul ka soo saartay dagaalka ka socda Laascaanood

Maamulka Somaliland ayaa saaka war kulul ka soo saaray dagaal saaka mar kale ka qarxay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kaasoo u dhexeeya Ciidanka Maamulka Somaliland iyo dadka degaanka. Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidanka Somaliland ay weerarka soo qaadeen, balse dib loo riixey iyagoo la kulmay iska caabbin adag, balse Maamulka Somaliland ayaa isna … Continue reading (Akhriso) Somaliland oo war kulul ka soo saartay dagaalka ka socda Laascaanood